Dadka deegaanka Ceel Gardi ee degmada Xarfo oo wajahaya biyo la’aan baahsan

0
136
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada kunool deegaanka Ceel Gardi ee degmada Xarfo ayaa waxaa soo food saartay biyo la`aan baahsan kadib markii uu gurey Ceelkii dadka deegaanka ay dhaansan jireen, iyagoo ka codsaday maamulka Puntland in loo dhiso Ceelbiyood.
Sadiiq Axmed Maxamed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay..

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here