Maamulka Degmada Kismaayo oo awaamiir ka soo saaray arimaha laxiriiro sharciyeynta dhulalka

0
140

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Muddane Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa warbaahinta u aqriyey awaamiir cusub ee uu ka soo saaray arimaha laxiriiiro sharciyeenta dhulka.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here