Gabdhaha Waxbartay ee Magaalada Jowhar oo ka hadlay doorka ay ka qaataan Horumarinta Waxbarashada

0
168

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gabdha wax bartay ee ku nool magaalada Jowhar Ee Caasimada Hirshabeelle ayaa waddo dadaallo ku aadan sidii ay u muujin lahaayeen kaalintooda ku aadan horumarinta Waxbarashada kuwaasi oo waalidiinta ku wacyigeliya in gabdhaha la geeyo goobaha Waxbarashada.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here