Magaalada Kismaayo oo lagu soo gabagabeeyay tartan loo qabtay ciyaartooy maqalka Naafada ka ah

0
110

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tartan ciyaareedkaan kubada cagta oo loo qabtay dhalinyarada baahiyaha gaar ah qaba gaar ahaan kuwa maqalka naafada ka ah ayaa lagu soo gabagabeeyay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here