Milkiilayaasha Liverpool oo iibiyay qeyb kamid ah Kooxda 

0
94

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Milkiilayaasha leh ee kooxda Liverpool Fenway Sports Group ayaa ugu dambeyntii xaqiijiyey iney ku guuleysteen inay iibiyeen qeyb kamid ah kooxda.

Si kasta ha ahaatee Tababare Klopp ayaan awood u yeelan doonin in uu helo lacag uu ku xoojiyo kooxda suuqa January, Sida laga soo xigtay Liverpool Echo saami yar oo kooxda ah ayaa laga iibiyay shirkada Mareykanka Dynasty Equity.

Saamiga laga iibiyay kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay dhan tahay 164 milyan oo euro laakiin lacagtaas ayaan loo istcimaali doonin suuqa kala iibsiga.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here