Qaar ka mid ah Dhalinyarada Kismaayo oo ka warbixiyay sida lagu horumarin karo dalxiiska Jubbaland

0
113

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-qaar ka mid ah dhalinyarada aqoonyahanada ah ee ku nool Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaan wax ka waydiinay sida lagu soo noolayn karo goobihii dalxiiska ee uu burburkii dalku saameyay iyo sida loo horumarin karo goobaha dalxiiska.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here