Lasoco Natiijooyinka Xalay ee tartanka Carabao Cup-ka

0
134

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Waxa La soo gabagabeeyey wareega 3-aad ee tartanka Carabao Cup-ka, waxaana la ciyaaray kulumo xiiso leh oo ku dhamaaday natiijin fiican.

tartanka Carabao Cup-ka ayaa xalay waxaa laga ciribtiray sida kooxaha waa weyn sida Man City, Leicester City, Brighton And Have Albion iyo kuwo kale oo intaas kasii badan.

Hadaba Halkan hoose ka eeg natiijooyinka kulumadii 3-aad ee tartanka Carabao Cup-ka.

May be an image of text that says 'Carabao Cup EFL RESULTS ASTON VILLA 1-2 BLACKBURN ROVERS EVERTON 5-2 CARDIFF CITY BOURNEMOUTH 2-0 BRENTFORD STOKE CITY 0-1 ARSENAL CHELSEA 1-0 BRIGHTON AND HOVE ALBION FULHAM 2-1 LINCOLN CITY NORWICH CITY 0-1 LIVERPOOL WEST Ham UNITED 3-1 NEWCASTLE UNITED LEICESTER CITY 1-0 MANCHESTER CITY'

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here