Isku Aadka Wareega 4-aad ee tartanka Carabao Cup-ka oo lasoo Saaray.

0
87

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxa La soo saaray Isku aadka wareega 4-aad ee tartanka Carabao cup ka, Tartanka oo ay isugu soo hareen kooxo waaweyn sida Man United, Liverpool Arsenal iyo Chelsea iyo kuwo kale.

kulamo xiiso leb ayaa ka soo baxay Isku aadka laga sameeyay tartanka.

Mansfield vs Port Vale

Ipswich vs Fulham

Man Utd vs Newcastle

Bournemouth vs Liverpool

Chelsea vs Blackburn

West Ham vs Arsenal

Everton vs Burnley

Exeter vs Middlesbrough

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here