Dhallinyaro fursado shaqo ka helay iskuulka Al-luqmaan ee magaalada Baladweyne.

0
81

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-In kabadan 10 dhallinyaro ah ayaa fursado shaqo ka helay Machadka Al-luqmaan oo ah macaahida lagu barto Xifdinta Qur’aanka kariimka iyo maadooyiinka dugsiga hoose dhexe isla markaana ku yaalo Xaafada Howl wadaag ee magaalada Baladweyne.

Hamdi Mohamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here