Wasiirro ka tirsan Galmudug oo xariga ka jaray xarunta xanaanada Carruurta ee Misbaax

0
73
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirro ka tirsan dowlad goboleedka Galmudug, maamulka degmada Cadaado iyo marti sharaf kale ayaa ka qaybgalay furitaanka xarunta xanaanada Carruurta ee Misbaax oo galabta xariga laga jaray, taas oo ay hirgalinteeda iyo hawl socodsiinteeda iska kaashadeen wasaaradda waxbarashada Galmudug iyo hay’adda Save the Children.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here