Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xarunta Dhalinyarada Gobolka Banaadir ayaa waayadii dambe waday soo saarista dhalinyarada kala duwan oo bartay xirfado kala duwan kuwaas oo anfaci doono dhalinyaradaasi.
Gudoomiayaha Dhalinyarada Gobolka Banaadir C/kaafi Maxamud Makaraan ayaa ka warbixiyey waxyaabaha la baray dhalinyarada iyo tirada ay le`eg yihiin dhalinyarada ay soo saartay xaruntooda.
Awke Ali Aali ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.