Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo maareeynta musiibooyinka Jubbaland ayaa waxaa manta shir ay ku qabtay xafiiskeeda uga digtay bulshada ku dhaqan Jubbaland in ay ka foginaan dheer ah sameeyeen madaam laga cabsi qabo in ay ka da’aan Jubbaland Robaab wato Dabeylo
Agaasimaha Guud Wasaaradda Gargaarka iyo maareeynta musiibooyinka Jubbaland Aadan Farah Farah Garane ayaa waxuu sheegay in ay wadaa qiimeen Dhamaan meelaha laga cabsi qabo in ay ka dhicin karaan dabeelaha iyo daa’ada uu wato rabobaka ka da’a kara Deegaanada dowlad Goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.