Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka arimaha Qoyska dowla goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Marwo Nasro Aweys Sheekh Xuseen ayaa magaalada Baydhabo ka daahfurtay shir looga hadlayey sharciyada la xiriira Haweenka iyo Amniga.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.