Dadka degan Jiinka Wabiga oo looga digay qatarta fatahaada Wabiga

0
59

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Gargaarka iyo maaraynta Musiibooyinka Jubbadan Aadan Faarax Gaarane oo ayaa ka warbixiyay dadaalada ku aadan sidii looga feejignaan lahaa qataraha ka dhalan kara roobka iyo dabaaylaha.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here