Hay’addaha oo Loogu baaqay wax ka qabashada Adeegyada ay u baahan yihiin dadka Barakacayaasha

0
38
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baydhabo iyo Deegano badan oo kamid ah KG ayaa waxa ku nool kumanaan Baraka ah oo Deeganadii ay horey u deganaayeen ka soo barakacay kuwaas oo daruufo kala duwan halka ay joogaan ku heysata maadama aysan si dhab u helin Adeeygada ay u baahnaayeen.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here