Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Kamam badan oo ay dad barakacayaal ah ku noolyihiin ayaa ku yaala Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubada Hoose, dadkan barakacayasha ayaan inta badan haysan waxyaabaha asaasiga u ah nolosha oo ay ugu horeyso caafimaadka waxiyna hay’adaha iyo dowlada ay ka codsadeen in ay gaargar binaadinamo ay la soo gaaraan
Qaar kamid ah Bulshada barakacayasha ah ee ku nool kamamka Magaalada Dhoobley oo la hadlay warbahinta ayaa waxqaa ay ka warbixiyeen xalada noloshooda iyo xaaladaha caafimaad daro ee haysta.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.