Mac-hadka Ilays ee Kismaayo oo munaasabad qalin jabin ah u qabtay Arday baratay Luuqadaha

0
40
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mac-hadka Ilays ee barashada luuqadaha oo kamid ah Macaahida lagu barto luuqadaha ee  magaalada Kismaayo ayaa munaasabad qalin jabin ah u qabtay Arday  baratay Luuqadaha oo dhameeyey macadkaasi.
Qaar kamid ah ardaydii loo qabtay munaasabada qalin jabinta ayaa soo bandhigay wayaabihii ay ka barteen Mac-hadka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here