Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Wasaaradda Arimaha gudaha Jubbaland oo dib ugu soo laabtay magaalada Kismaayo.

0
52

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubbaland waxaa soo gaaray wafdi uu hogaaminaayo Wasiirka Wasaaradda Arimaha gudaha Jubbaland Mudane Maxamed Ibrahim Oogle, waxaana safarka ku wehlinaayo masuuliyiinka kala duwan oo socday Gobalka Gedo oo uu horkacaayo Gudoomiyaha Gobalka Gedo iyo maamulada kala duwan ee degmooyinka Gobalka Gedo.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here