Agasimaha wasarada beeraha iyo waraabka jubbaland oo fariin udiray dhalinyarad baratay Cilmiga beeraha 

0
388
Kismaayo(Idaacada Waamo)waxa jira dhalinyaro badan kuwaas oo waqti iyo dadaalba ku bixiyay barashada cilmiga beeraha  si loga faaidaysto wax sosaarka beeraha  dalkena.
waxana  dadka  beralayda intoda badan  yihiin kuwo aan aqoon ku filan ulahay habka waxsosaarka dalagyada beeraha.
hadaba agasimaha wasarada beeraha iyo waraabka dowlad goboledka jubbaland  Cabdirashid Cabdi Farax
aya dhalinyara baratay cilmiga beeraha  waxa uu  ugu baaqay  in aqoontoda  uga faaidaystan khayradka beeraha sido kalana   dadka beralayda  uga faaideyaan cilmiga ay uleyihiin ka faa,idaysiga iyo wax sosaarka beraha

inta badan dadka tabcada beeraha waxa ay ubadan yihiin  dadka reer miyiga ah  sido kalana waxaa yar suurta galnimada in ay helaan aqoon ku filan ooy uga faaidaystaan dalagyada beeraha.

R/W,Xamdi Maxamed Yaasiin. 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here