Kulan looga hadlaayey foojignaanta khatarta Fatahaadaha iyo Dabeylaha oo lagu qabtay magaalada Kismaayo

0
146

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland dowlad goboledka Jubbalanda ayaa  qabatay Kulan ballaaran oo looga hadlayey sidii looga feejignaan lahaa khatarta Fatahaadaha iyo Dabeylaha, Waxaana kulanka  kasoo qayb galay hay’adaha ka shaqeeya arrimaha gargaarka, Agaasimaha Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubbaland, Gudoomiyaha Gobolka Jubbada hoose iyo Gudoomiyeyaasha degmooyinka Dhoobley, Xagar iyo Badhaadhe.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here