Wasaaradda Kallumeysiga Jubbaland oo agab u qeybisay qaar kamid ah Kallumeystada Kismaayo

0
161

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Kallumeysiga Jubbaland oo agab u qeybisay qaar kamid ah Kallumeystada Kismaayo, kullumeysatada ayaa loo qeybiyey agabyo kala duwan kuwaaso hada kadib ku shaqeeysan doonaan.

Sadiiq Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here