Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland oo kormeer ku tagtay beeraha degmada Luuq ee Gobolka Gedo

0
53

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha waaxda Qorsheynta ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland Cabdi Xuseen Gaabow ayaa warbaahinta uga warbixiyey muhiimada uu lahaa kormeerka ay ku tageen beeraha kuyaalo degmada Luuq ee Gobolka Gedo.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here