Qaar ka mid ah dhalinyrada kunool degmada Dhobleey oo ka hadlay muhiimada ay leedahay Nabadda

0
60

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa inta badan Waxaa la Sheegaa in ay Bulshada ka yihiin 75% sidaa darteedna waxaa marwalba ay laf dhabar u yihiin Bulshada iyagoona qeyb weyn ka qadaana karaan hormarinta nabada si bulshada ay u noqto kuwa fahama muhiimada ay leedahay Nabadda.

Qaar kamid ah Dhalinyarada Aqoonyahanada ah ee gudaha dalka wax ku baratay ee ku sugan Magaalada Dhoobley ayaa ka hadlay dowrka ay dhalinyarada Soomaliyeed ku leeyihin horumarinta nabadda.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here