Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo agab xafiiseed kala wareegay Hay’adda World Vision

0
46

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dowlad goboleedka Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo kula wareegtay agab xafiiseed dhowr nooc isuga jira waxaana agabgaasi ay kala  wareegeen Hay’adda World Vision ee laga leeyahay dalka Mareykanka.

mid kamid ah Masuuliyiinta Hay’adda World Vision oo la hadlay warbaahinta ayaa ka faahfaahiyey agabka ay ku werrjiyeen Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee dowlad goboleedka Jubbaland.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here