Macalimiin fursado shaqo ka helay iskuulada lacag la’aanta lagu dhigto ee Jubbaland

0
93
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dowlada fedadaalka ee dalka ayaa dhawaan qaadatay saddix kun oo macalimiin cusub ah ku waas oo ay tababar siisay Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee dalka oo kaashanaysa wasaaraddaha waxbarashada dowlad goboledyada si sara loogu qaado hanaanka Waxbarashada dalka.
Malimiinta cusub oo si rasmi ah u shaqa bilaabay bilowgii bishaan Septenber ayaa Jubbaland waxaa ay ka heshay 408 Macalin ku waas oo ka shaqa bilaabay Dagmooyinka iyo deegaanada ku jira gacanta Dowlad goboledka Jubbaland Macaliniinta ayaana intooda badan ka shaqa bilaabay iskuulada ay sida lacag la’aanta ah wax uga bartaan Caruurta danyar ah.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here