Bulshada Kismaayo oo loogu baaqay in ay ka qayb qaataan dhismaha wadada isku xirta Afmadoow iyo Kismaayo

0
138

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhismaha wadooyinku waxaa ay door wayn ka qaataan hormarinta kaabayaasha dhaqaalaha  ,fududaynta isku socodka bulshada waxaa ayn deegaanka ka dhigaan mid qurux badan oo soo jiidasho leh.

Kismaayo waxaa laga hirgaliyay dhowr wado oo laami ah sido kale waxaa uu dhismaheedu socdaa wadada isku xirta dagmooyin Kismaayo ,Af-Madow iyo Bu’aale   taas oo lagu dhisayo hab isku tashi bulsho ah.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here