Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tan iyo burburkii Dowladdii dhexe ee dalka Haweenka Soomaaliyeed waxay dhabarka u xirteen korinta carruurta iyo barashada xirfado kala duwan oo ay ku shaqeeystaan, kana soo saaraan Nolol-Maalmeedka qoysaskooda.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.