Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland oo ugu baaqay waalidiinta in ay caruurtooda geeyaan Goobaha Waxbarashada

0
58

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland C/Naasir Seeraar Maax ayaa ugu baaqay waalidiinta in ay caruurtooda geeyaan Goobaha Waxbarashada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here