Hogaanka Ururka Dhalinyarada Soomaaliyeed ee (SYL) oo sameeyey olole wacyi gelin ah oo la xiriirta nadaafadda

0
73

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Hogaanka dhalinyarada Soomaaliyeed ee Somali Youth Leaders (SYL) ayaa booqasho olole wacyi gelin ah oo la xiriirta nadaafadda ka sameeyey skuulka Khaalid Binu Waalid oo kamid ah Iskuulada ku yaala magaalada Kismaayo.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here