Shirkadd ka shaqeysa arimaha dalxiiska oo laga hirgaliyay magaalada Kismaayo.

0
65

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa laga hirgaliyay shirkadd ka shaqeysa arimaha dalxiiska waxaana hirgaliyay dhalinyaro Soomaaliyed oo reer Jubbaland ah .

Hamdi Mohamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here