Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya oo dadka ku nool Jubbaland ugu baaqey ka shaqeynta hirgalinta laamiyada cusub 

0
51

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirkii hore ee Warfaafinta Soomaaliya ayaa bulshadda ku nool Jubbaland ku dhiiragaliyey ka shaqeynta hirgalinta jidadka isku xiraya degmooyinka kala duwan oo ku teedsan magaaladda kismaayo.

Sadiiq Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here