Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jubbaland oo ka hadlay maalinka Dalxiiska Soomaaliya

0
62

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaarada Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jubbaland Mudane Suleymaan Maxamed ayaa ka hadlay maalinka Dalxiiska Soomaaliya isagoona bulshada Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasabadda xuska maalinka Dalxiiska Soomaaliya oo maanta ku beegan.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here