Madaxweynaha Jubaland oo ka hadlay Ujeedada ay ka leedahay dowladda hirgalinta Wakaaladda Biyaha Jubaland

0
40

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamlmo ka hor ayey eheyd markii uu Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubaland Ahmed Mohamed Islaam uu magaalada Kismaayo ka daah-furay Wakaaladda Biyaha Jubaland oo ay hirgalisay Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Jubbaland.

Haddaba Madaxweynaha Jubaland Ahmed Mohamed Islaam ayaa ka warbixinaya Ujeedooyinka ay dowlad goboleedka Jubbaland ka leedahay Wakaaladda Biyaha Jubaland oo dhawaan la daahfuray.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here