Guddoomiyaha degmada Kismaayo oo bulshada reer Kismaayo ku wargeliyey in ay dhulalkooda ku sharciyeystaan muddo 60 cisho ah

0
37

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Muddane Cumar Cabdullaahi Maxamed (Faraweyne) ayaa faray bulshada Kismaayo in dhulkooda ay ku sharciyeystaan mudo Lixdan cisho ah.

Gudoomiyaha ayaa sharaxaad ka bixiyay Lahaanshaha dhualka iyo sida lagu sharciyeeyo.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here