Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Beeraha Xukuumaada Fadaraalka Soomaaliya Axmad Madoobe Nuunoow ayaa wuxuu faahfaahin ka bixiyay muhiimada uu uleeyahay mashruucan sugnaanta cunada Bulshada weynta Somaliyeed.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.