Madaxweynaha Jubbaland oo daahfuray Wakaaladda Biyaha Jubbaland

0
78
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowladda Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa daahfuray Wakaaladda Biyaha Jubbaland, Sidoo kalena dhagax dhigay Wakaaladda Tamarta Jubbaland.
Munaasabadda daahfurka Wakaaladda Biyaha Jubbaland waxaa ka qayb galay Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Jubbaland, Xubno ka tirsan Golaha Wasiirada iyo Golaha Wakiilada Jubbaland, Xildhibaano heer Federaal ah iyo masuuliyiin ka tirsan Goleyaasha kala duwan ee Dowladda Jubbaland.
Adbirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here