Gudoomiyaha Degmada Kismaayo oo daah-furay mashruuc lagu ballaarinayo shirkadda Biyaha Haad-weyne

0
111

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Muddane Cumar Cabdullaahi Maxamed ayaa daahfuray mashruuc ay wado shirkada biyaha Jubba Water Supply ama (Hadwayne) kaas oo ah in dib u balaarin ay ku sameenayso dhuumihi keeni jiray biyaha oo marki hore ahaa 6 inji balse hada ay shirkadu ka dhigay 10 inji taas oo larajeenayo in ay sahli karto baahiyihii biyaha ee ay qabtay bulshada ku dhaqan magaalada Kismaayo.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here