Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland ayaa wuxuu ka digay dhulalaka Beeraha ah ee sida qaladan loo isticmaalo waxuun bulshada faray in dhul beer ahayn aan beero laga dhigi karin taas oo sameen ku noqon karta xoola dhaqatada Deegaanka .
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.