Wasaaradda warfaafinta Jubbaland oo Tababar u qabatay qaar ka mid Wariyaasha Kismaayo

0
97

Kismaayo(Idaacadda Waamo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo Dalxiiska dowlad goboledka Jubbaland ayaa tababar ku saabsan hab tabinta arimaha dalxiiska waxaa ay Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose uga furtay qaar ka mid ah wariyayaasha ku nool Kismaayo ee ka howl gala warbaahinada  kala duwan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here