Maamulka Xarunta Hooyada iyo Dhalaanka ee deegaanka C/biroole oo kawarbixiyey adeegyada ay bixiso Xaruntaasi

0
78

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Cabdalla Biroole waxaa ku yaalo xarun loogu adeego Hooyada iyo Dhallaanka, taas oo bixiso adeegyo lagu daryeelayo Hooyada iyo Dhallaanka oo markii hore aanan deegaanka ka jiri jirin.

Abdirahiim Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here