Dhakhatiirta magaalada Kismaayo oo ka hadlay muhiimada ay leedahay Naasnuujintu dhalaanka

0
81

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-qaar kamida dhakhaatiirta kunool magaalada Kismaayo ayaa ka hadlay xiriirka ka dhexeeya Hooyada iyo Dhalaanka iyo sida ugu wanaagsan ee ay labadooduba uheli lahayeen Nafaqo Dhameystiran.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here