Gudoomiyaha Degmada Kismaayo oo sheegay in Wadooyinka la dhisay wax wayn ay ka badaleen isu socodka bulshada iyo ganacsiga

0
133

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo Cumar Cabdulahi Maxamed Farawayne ayaa ka warbixiyay dhismaha Wadooyinka Kismaayo, isagoo sheegay in Wadooyinka la dhisay wax wayn ay ka badaleen isu socodka bulshada iyo ganacsiga

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here