Kismaayo(Radio Waamo)Dhalinyarada Soomaaliyeed waxaa saameeyay colaadihii iyo burburkii dalka ka dhacay, lakin wali Waxaa Jira Dhalinyaro Si iskood ku sameystay Shaqa abuur kuwaaso la yimi Xirfad ay ku shaqeystaan Bulshada wax ugu faaideeyaan
Hadaba Harqaanka Gabiyow Tailor ee ku yaala magalada kismaayo waxaa ka howl gasha dhalinyaro xirfad u leh in ay tolaan noocyada kala duwan Dharka Raga ,Qaasim Salaad oo ka mid ah dhalinyarada tosha dharka ayaa ka waramaya qaabka wax u tolaan iyo waxyaabaha ay uga duwanyihiin harqaanada kale ee ku yaala magaalada
Dhalinyarada Soomaaliyeed oo inta badan ka cawda shaqo la,aan ayaa ka faano shaqooyinka qaar,waana mida keentay in inta badan dhalinyarada Soomaaliyeed ay baaga-muundo noqdaan.