Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tababarka ayaa lagu baranaayey ilaalinta xaquuqda Caruurta Soomaaliyeed iyo sidii caruurta Soomaaliyeed ay u heli lahaayeen xaquuq dhameystiran, waxaa soo qaban qaabisay Wasaaradda Cadaaladda Arimaha Dastuurka ee Soomaaliya.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.