Qiimaha Kalluunka oo sare u kacay Suuqyada magaalada Dhuusamareeb

0
65
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qiimaha kalluunka ayaa sare u kacay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimada Galmudug sare u kaca kalluunka ayey ganacsatada iibisa oo lahadlay Warbaahinta ku sheegeen in lagu jiro bilihi bad-xiranka taas oo hoos u dhigtay tirada malayga laga soo jalaabto bada.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here