Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda beeraha iyo waraabka Jubbaland ayaa waxaa magaalada Kismaayo ay ku qabtay kulan loga hadlayay dejinta siyaasada fidiinta beeraha taas oo qeyb qadaneesa sare u qaadista tabacashada beeraha dowlad goboleedka Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.