Munaasabada lagu daahfurayay urur waynaha shaqalaha Jubbaland oo lagu qabtay magalada kismaayo

0
109

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada kismaayo ee xarunta gobalka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay munaasabad  lagu Daah furayay midowga Urur waynaha shaqalaha Dowlad gobaleedka Jubbaland

shirwaynahan oo ay kumidaysan yihiin shaqalaha dowlada iyo shaqlaha rayadka isla markaana lagu ilaalinaayo badqabka shaqaalaha  ayaa waxa ka soo qaybgalay furitaankiisa waasiiro xildhibaan ururda bulshada rayadka  ganacsato iyo marti sharaf kale.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here