Hoos u dhac ku yimid qiimaha la iibiyo Kalluunka Suuqyada magaalada Baladweyne

0
99

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxaa hoos u dhac ku yimid qiimaha la iibiyo Kalluunka ama Malayga ee suuqyada magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ka dib markii Kalluumeysatada ay webiga ka heleen kulluun aad badan.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here