Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo ka hadlay Mashruuca Qorshaha Istaratijiyada horumarinta Jubbaland

0
58

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa waxa uu faahfaahin ka bixiyay muhiimada uu mashruuca Qorshaha Istaratijiyada horumarineed ee Jubbaland u leeyahay bulshada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here