Gudoomiyaha Guddiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland oo sheegay inay wadaan qorshe dib u dejin loogu sameynaayo barakacyaasha

0
55

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Guddiga Qaxootiga iyo Barakacayaasha Jubbaland Cali Aadan Cali ayaa sheegay in qoys kasta oo barakacayaasha oo laga raro gudaha magaalada Kismaayo la siinayo dhul ay mulkiyad u leeyihiin.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here